Browsing: BREAKING NEWS
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay in cudurka Covid-19 uu mar saddexaad sare u kacay, dibna ugu soo laabtay dalka,…
Nin lagu magacaaabo Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad ayaa caawa lasii daayey, kadib muddo ka badan 10 maalmood oo la weysnaa,…
Gudoonka Sare ee Doorashada Somaliland Date: 19/09/2021 Habraaca Doorashada Aqalka Sare BFS (Somaliland)
Ganacsade Xasan Iidow Muxumed ayaa ku guuleystay kursi ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedderaalka, kaasoo laga soo doorto maamulka…
Fowdo iyo buuuq ayaa hareeyay kursigii labaad ee Aqalka Sare oo Doorashadiisa caawa ka socotay magaalada Jowhar, markii lasoo gabagabeeyay…
Musharax aan la fileyn ayaa ku guuleystay kursi ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib markii uu tartan adag…
Baarlamaanka Hirshabelele ayaa goor dhoweyd soo gabagabeeyay Doorashada kursi ka tirsan Aqalka Sare oo ka mida 3 kursi oo harsanaa.
Diyaaradii Turkish Airlines ee laga celiyey magaalada Jabuuti, iyadoo kusoo jeeda Caasimadda Muqdisho ayaa goor dhow caga dhigatay Garoonka magaalada…
Beesha Caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga dalbaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa war kasoo saaray xaaladda diyaarad juu la socdya agaasimihii hore ee Hay’adda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sababaha keenay in magaalada Muqdisho laga celiyo diyaarad siday agaasimihii hore ee hay’adda NISA…
Wararka laga helayo dalka Djibouti ayaa sheegaya in diyaaradda Turkish Airlines ee saaka la filayey inay ka degto magaalada Muqdisho…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii baal marsanaa dastuurka dalka ee ka soo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii wareegto uu soo…
Afhayeenka ciidamada Booliska ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar gaan agagaarka Isgoyska Banaadir, Degmada Hodon ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal laba ciidan oo ka wada tirsan askarta dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.
Senator Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu soo dhammaaday wareegii koowaad ee Doorashada Kursiga Aqalka Sare ee uu difaacanayey Senator…
Agaasimaha Hay’adda NISA ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Jen. Bashiir Maxamed jaamac ayaa qaadatay tallaabadii ugu horeysay,…
Farmaajo oo la wareegay Kiiskii Ikraan Tahliil, Guddi cusubna u magacaabay (Wareegto lama filaan ah)
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku magacabaay Guddi cusub oo soo baara…
