Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka bilowday bannaanbax lagu dalbanayo in dib loo soo celiyo askarta ku maqan dalka Eritrea.
Ciidamada Booliska ayaa shaaciyey inay qabteen nin ku eedeysan inuu dilay xaaskiisa, kaasoo baxsad ahaa.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada magacaabida xowliga ku socota ee agaasimeyaasha wasaaradaha ayaa agaasime cusub…
Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay natijada Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo ahaa Gobolkii ugu danbeeyay ee la wada sugayey.
Natiijada Doorashada Golaha Degaanka Hargeysa oo la shaaciyey iyo Musharax taariikh dhigay (Akhriso)
Waxaa lagu dhawaaqay natiijada Doorashadii Golaha degaanka Caasimadda Hargeys, iyadoo ay xisbiyada isku dhowaayeen.
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa War kasoo saaray eedeyntii ay dowladda Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya inay duqeyn…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inuu ku raad joogo eedeysane fal dil ah kula kacay haweeney xaaskiiska ahayd 4 June…
Taliska Booliska oo War cusub kasoo saaray Kiiska Gabadhii yareyd ee la dilay, laguna qariyey Digsi…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska gabar yar oo dil naxdin leh loogu geystay magaalada Muqdisho, kadibna lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heayaa qarax ka dhacay Isgoyska Macallin Nuur, agagaarka Ex. Kontrol Afgooye ee degmada Dharkeynley, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay caasimada Muqdisho, kaasoo lagu sheegay inuu geystay qof isku soo…
Iyadoo lag wado in maanta ilaa caawa lagu dhawaaqo Gobolkii ugu danbeeyay ee natiijada Doorashada Goorashada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dad tageerayaasha musharax kusoo bixi waayay doorashadii Golayaasha Degmooyinka ay xirteen wadadda…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyay duqeynta ay Kenya kasii wado Soomaaliya, ayna ku disjay dad shacab ah.
Waxaa soo baxaya natiijada Doorashada Golaha wakiilada Somaliland, iyadoo ilaa hadda la shaaciyey 5 Gobol oo kala ah: Togdheer, Sool,…
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka ee maamulkiisa.
Taliyaha ciidamada Asluubta Jen. Mahad ayaa ka hadlay is-rasaaseyn galabta ka dhacday bar ay joogaan ciidamada Asluubta ee u dhow…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in rasaastii lagu furay Kolonyadii uu la socday madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in rasaas lagu furay gadiid kolonyo ah oo uu la socday madaxweynihii hore…
Guddoomiyaha Aqalka Sare e Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa magacaabay lix xubnood oo ka mida Guddiyada Doorashada heer Goboleed iyo kuwa…
Waxaa goor dhoweyd soo baxday oo la shaaciyey natiijada Doorashada Goleyaasha Degaanka degmooyinkii ugu horeeyay ee Somaliland.
