Browsing: BREAKING NEWS
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu shaaciyey xilliga la gelayo imtixaanka dugsiyada…
Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa lagu difaacay muddo kordhinta Aqalka hoose u sameeyay Maxamed C/llaah Farmaajo,…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo qeybo ka mida magaalada.
Beesha Caalamka ayaa wadajir u soo saaray Qoraal ay muddo kororsiga Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ku…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen Gaari BL ah oo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu is saxiixay muddo kordhin laba sano ah oo uu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda.
Midowga Yurub ayaa si kulul uga hor yimid muddo kordhinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ku dhaqaaqay, iyagoo ku tilmamay mid…
Madaxweynayaahsa maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo dib ugu laabanaya xarumahooda Garowe iyo…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shirararkii ugu danbeeyay la yeeshay madaxda Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo kusii jeeda degaanadooda.
War kooban oo caawa kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu caddeeyay mowqifkeeda ku saabsan muddo kordhina Aqalka hoose ee Baarlamaanka…
Wasiirkii hore ee Gaadiidka iyo Duulista Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa iska diiday xilka loo wareejiyey ee wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka horyimid go’aanka Aqalka Hoose uu ugu codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo ah Talaado 13-ka April 2021 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4 daqiiqo kadib soo saaray qoraal uu kusoo dhaweeyey muddo kordhinta uu…
Aqalka hose ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay muddo kordhin loo sameeyo Hay’adhaa dowladda ee waqtigoogu dhammaaday.
Waxaa goor dhoweyd xarunta Villa Hargeysa ka furmay fadhiga Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka oo looga hadlayo Mooshin muddo kordhin…
Xarunta Aqalka hoose ee Baarlamaanka Villa Hargeysa ayaa loo baahday in baaritaan lagu sameeyo, kadib shaki la sheegay inuu ka…
Waxaa xil ka qaadis degdeg lagu sameeyay Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir, kadib markii uu ku dhawaaqay tallaabo ka dhan muddo…
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa shir jaraa’id oo lama filaan goor dhoweyd qabtay, isagoo shaaciyey…
