Browsing: BREAKING NEWS
Kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa goor la filayaa inuu goor dhow furmo, iyadoo loo diiday inay soo tebiyaan saxafiyiinta.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowga kulanka Baarlamaanka Federaalka ee la filayo inuu khudbad ka jeediyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Maamulka Gobolka Gedo ee hoos taga Dowladda Federaalka ayaa shalay Galab iyo xalay waday abaabulka bannaanbaxyo ka dhacaya degmooyinka Gobolkaasi,…
Shirkii Dhuusamareeb 4 ee xal lagu raadinayey khilaafka ka taagan Doorashada 2021 ayaa xalay saqdii dhexe kadib lagu kala tegay,…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu caawa shir kale ka socdo Madaxtooyada Galmudug, kadib markii beesha Caalamka…
Aqalka Sare ayaa war kasoo saaray kulanka gaarka wadajirka ah ee la sheegay in loogu yeeray labada Aqal ee Baarlamaanka…
Warar cusub ayaa kusoo kordhay xaaladda is mari waagga ah ee ka taagan shirka Dhuusamareeb 4 oo qarka u saaran…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Feeraalka ayaa isugu yeeray xildhibaannada inay Berri isugu yimaadaan kulan gaara oo uu hadal ka jeedin…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay dhowr Madfac oo Hoobiyeyaal ah kusoo dhaceen gudaha magaalada.
Beesha caalamka ee loo yaqaan ‘Saaxiibada Beesha Caalamku’ ayaa soo dhoweyay kulanka dhex maraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo…
Syaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee uu hoggaamiyo gCabdi Xaashi C/llaahi ayaa shaaciyey in shirka Dhuusamareeb 4 uu yahay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa noqday mas’uulka ugu danbeeya ee laga sugayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa madaafiic caawa laga maqlay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo ay ku sugan yihiin…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in is rasaaseyn kooban ay xuduudka ku dhex martay ciidamada…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jeneraal caan ah uu ku dhintay weerarka Alshabaab ku…
Jen. Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) ayaa sheegay inuusan Hotelka Afrik ku sugneyn markii qaraxa iyo weerarka Alshabaab ka dhacay,…
Waxaa rasaas iyo qaraxyo laga maqlayaa gudaha Hotelka Afirk ee magaalada Muqdisho oo ay galabta weerar ku bilowday qaraxyo ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lagu weerraray Hotelka Afrik ee ku yaalla agagaarka Isgoyska KM…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay Caasimadda, gaar ahaan jidka taga Garoonka Muqdisho, waxaana laga maqlay inta badan…
