Browsing: BREAKING NEWS
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa ka hadashay Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo muwaadiniin Turki ah kasoo gaaray qaraxii maanta…
Alshabaab ayaa sheegtay inay fulisay qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday shaqaalaha wada dhismaha Jidka isku xira Afgooye iyo Muqdisho.
Wararka laga helayo degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax halkaasi ka dhacay, kaasoo lala beegsaday…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa raali gelin ka bixiyey hadal hore uga soo yeeray oo…
Ra’iisal wasaare Rooble oo Xoghaye cusub u magaacabay Xafiiskiisa, xilkiina ka qaaday C/risaaq Caato
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabay xoghayaha cusub ee Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo lala beegsaday Nabadoon caan ah oo hore u…
Guddiga Doorashada ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inuu mar kale dib u dhac ku yimid xilligii loo qabtay Doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Beledwweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo badan lagu dadiyey magaalada oo bandow laga dhigay…
Guddiga lagu muransan yahay oo Maamul Goboleedyada ka dalbaday inay bilaabaan Doorashada Aqalka Sare
Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada.
Qarax weyn ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Nashville, Gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka iyadoo maanta lagu jiro ciida Gaalada ee…
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si weyn loogu cambaareeyay go’aanka Guddiga Doorashooyinka ee lagu muransan yahay ku…
Ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyo milateri oo ka amar qaata saraakiil ka tirsan Milateriga oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/Dhexe ayaa…
Ciidamo nooc cusub ah oo isniintii ay dowladda Soomaaliya ka dejisay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo ayaa loo qeybiyey hub,…
Iyadoo maanta oo dhan dowladda Soomaaliya ciidamo kala duwan diyaarado ugu daad gureysay Gobolka Gedo ayaa galabta waxaa halkaasi gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo isugu jira qeybaha Booliska iyo Milateriga ay weerar ku…
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay ku dagaalamayaan askar ka…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo lala beegsaday bar koontarool oo laga…
Ciidamada NISA oo joojiyey xaflad lagu taageeri lahaa Mid ka mida Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ay joojiyeen xaflad uu mgaalada Muqdisho…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd soo saaray War degdeg ah oo ku saabsan xaaladda Muqdisho iyo ciidamada la sheegay…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa dhoobtay wadooyinka Muqdisho, waxaana si weyn loo xakameeyay isu socodka gaadiidka iyo dadka, iyadoo…
