Browsing: BREAKING NEWS
Tifaftirihii Warbaahinta Goobjoog Media ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye ayaa goor dhoweyd la sii daayey markii dadaal loo galay…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in 3 qof oo hor leh ay u dhinteen cudurka Covid-19, tiro…
Weriye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay xaqiijisay warbaahinta uu ka howlgalo.
War goor dhow kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey inay si weyn u korortay tirada dadka qaba…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qof Soomaali ah oo noqonaya kii ugu horeeyay uu magaalada ugu geeriyooday…
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur ayaa caawa shaacisay kiisas kale oo cudurka Coronavirus ah oo laga helay dad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in bandow lagu soo rogay caasimadda Muqdisho, si looga hortago cudurka Coronavirus.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Cadaalada maamulka Hirshabelle uu goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay dad Soomaali ah oo baaritaan lagu sameeyay.
1- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii…
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in kiis cusub oo qor reer Muqdisho ah laga helay cudurka Covid-19 ee…
Ra’iisal wasaarihii dalka Ingiriiska ayaa galay xaalad degdega oo caafimaad, iyadoo la sheegay inay xaaladiisa kasii dartay, xilli lala tacaalayey…
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Xaashi Cali ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay ciidamo ka tirsan…
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah in laga helay dalka, kadib natiijo kasoo baxday baaritaan…
Wararka laga helayo magaalada London ee dalka Ingirisika ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xsaan Xuseen (Nuur…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegyaa inuu qarax caawa ka dhacay magaalada.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu joojinayo duulimaadyada gudaha, iyadoo la kordhiyey xayiraadda saaran duulimaadyada dibadda ee…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qofkii ugu horeeyay uu dalkaasi ugu geeriyooday cudurka COVID-19 ee uu keeno…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in qofkii labaad laga helay cudurka COVID-19 laga helay.
