Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa weli dagaal ka socdaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo rasaas xoog leh ay dhaceyso, isla markaana ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo taageersan Ahlu suna ay dagaal ka bilaabeen magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, kaasoo dhex maraya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee magaalada ku wada sugnaa,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegeya in caawa rasaas laga maqlay magaalada, taasoo u dhaxeysay ciidamada…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya ka dalbatay dowladda Kenya inay si degdeg ah u joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah madax…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerar argagixiso oo ka dhici kara Hotel ku yaalla…
Maamulka G/Banaadir oo joojiyey Diiwaan gelinta Shirkadaha FOREX & Shirkadihii hore oo Go’aan laga..
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa joojiyey diiwaan gelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad u jeedinaya labada Gole ee Guurtida iyo Golaha wakiilada maamulkaasi, iyadoo la wada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geystay magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa Maqribnimadii maanta toogasho ku dishay Weriye Cabdiwali Cali Online oo u shaqeyn jiray Warbaahinta Gudaha.
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo laga cabsi qabo inuu halkaasi ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa ay qaraxyo waaweyn ka dhaceen magaalada Muqdisho, kuwaasoo laga maqlay daafaha…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegayaa in Qarax ka dhashay Bam lagu aasay Xarunta Maxkamadda Magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay goor dhoweyd rasaas ka dhacday magaalada xilli si weyn loo adkeeyay amniga…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay laba weerar oo duqeyn cirka ah ka fuliyeen degmada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax saaka ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Booliska Puntland ay xabsiga u taxaabeen Saxafi ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu si xowli ah u socdo dhaqdhaqaaqa ciidamada dowladda Soomaaliya oo shalay…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa Wa cusub kasoo saaray arrinta Wasiirka Amniga maamulka Jubaland ee ka baxsaday gacanta ciidamada NISA,…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ay dowladda Kenya kasoo duulisay…
