Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dad dhowr ah la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Doontii saaka ku qalibantay…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay Doontii ku rogmatay saaka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu geeriyooday hoggaamiyihii iyo aasaasihii Daacish Abuubakar Al-baqdaadi.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga Golaha Wakiilada maamulkaasi, ayaa su’aalo adag kasoo wajahay xildhibaan ka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay Caawa xiisad ka taagan tahay magaalada, kadib marki ciidamada Ahlu suna ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay is-rasaaseyn caawa maqribnimadii ka dhacday agagaarka Hotelkii Naasa-hablood II ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya is-rasaaseyn ka dhacay magaalada Muqdisho Caawa lagu dilay taliye ka tirsan ciidamada Kumaandooska…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa mar kale dib u dhigtay Dacwadii xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa shaaciyey in Guddiga joogtada ee golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan yeelan doonaan Axadda Berrito…
Wafdi uu soo diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka magaalada Kismaayo, iyagoo jebiyay xayiraadda dowladda…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay billada nabadda ee Nobel Peace Prize, sida uu shaaca ka qaaday…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka jawaabay warbixintii Hanti…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaar garow weyn oo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo la…
Wafdiyo ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kusii jeeda magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqadii Garoonka Aadan Cadde uu hakad ku yimid, markii diyaarad ay caga…
Diyaaradii uu la socday madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ee kasoo duushay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa ka degtay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligan ka jeedinaya Khudbadii furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Jubbaland iyo Doorashada…
