Browsing: BREAKING NEWS
Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland ee uu magacaabay Madaxweynaha mar kale u taagan xilka Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ku dhawaaqay…
Wararka laga helayo magaalada Cadan ee dalka Yeman ayaa sheegaya in ciidamada Golaha Gooni-u-goosadka Koonfurta Yeman ayaa caawa qabsaday Madaxtooyada…
Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka…
Dowladda Somalia aya warbixin hordhac ah kasoo saartay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee 24-ka July 2019 lagu qaaday xarunta G/banaadir oo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada degmada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeney la sheegay inay ahayd…
Wararka hadda laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaalada oo ah xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.
Meydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa goor dhoweyd Saaka laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada…
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid Aaskii Qaran ee la qorsheeyay in loo sameeyo Guddoomiyihii hore ee G/banaadir, ahaana…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadadda Afisyoone,.…
Wadarla laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa xaqiijinaya inuu goordhow dhaawicii soo gaaray u geeriyooday guddoomiyihii Gobolka Banaadir…
Warsaxaafadeed goor dhow kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu iska celiyey jinsiyadii…
Suldaanka Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka Sudaan C/rashiid Muuse Durre ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mida dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar…
Iyadoo maamulka Gobolka banaadir uu sheegay in qaraxii shalay ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka banaadir lagu tuhunsan yahay inuu ahaa…
Dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa goor dhoweyd loo duuliyey dalka Qatar, iyadoo diyaarad caafimaad oo milateri ka…
Madaxweynihii dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa ku geeriyooday caasimadda dalka Tunisia ee Tunisa, sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada…
Xaaladda caafimaad ee Guddoomiyaha Gobolka banaadir C/raxmaan Cusmaan Yariisow ayaa la sheegay inay ahay mid adag, kadib markii laba qalliin…
Xarakada Alshabaab ayaa goor dhoweyd war kasoo saartay Qaraxa galabta ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir oo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka adhacay xarunta maamulka G/banaadir oo xilligaasi uu ka socday…
