Browsing: Bulshada
Maamulka Isbitaalka Digfeer ee hadda la magac baxay Erdogan ayaa sheegay inay joojiyeen lacag laga qaadi jiray dadka soo booqda bukaanada…
Maamulka Gobolka ayaa maanta qaaday biro waaweyn oo hay’adda WFP ay dooneysay inay ku xirto wadada tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho,…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa booqday xarunta Mowlaca weyn ee Sheekh Muxyadiin Celi, magaalada Muqdisho, isagoo sheegay inuu ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku baaqay in tallaabo laga qaado wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cumar Maxamed,…
Waxgarad iyo odayaal shir ku yeeshay magaalada Muqdisho oo uu hormuud u ahaa suldaanka Beesha Biyamaal Suldaan Axmed Suldaan Maxamed…
Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa degaanka Gendershe ee Gobolka Sh/hoose ku dilay Nin Nabadoon ah iyo sheekh si weyn…
Xarun dhisme cusub ah oo uu yeelaneyso degmada Kaxda oo ah tii ugu danbeysay degmooyinka Muqdisho ayuu maanta xariga ka jaray…
Arrin laga naxo ayaa ka dhacay dalka India, kadib markii Nin oday ah oo 53 sano jir uu qoorta ka…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Daahir Maxamuud Geelle ayaa faah faahin ka bixiyay tirada Soomaalida ee sanadkani…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee sanadkan ku…
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in nin la sheegay inuu ka mid yahay qaxootiga Yeman…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay inuu jiro cinwaan barta bulshada wadaagto ee facebook loo adeegsado…
KIISKA GURIGA MURANKIISU MUDDO DHEER SOCDAY EE LAGU HEYSTO DARAWALKII MAXAMED SIYAAD BARRE, HADDANA AH DARAWALKA CUMAR C/RASHIID XAASHI FURRE…
Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ayaa u digtay dadka Soomaaliyeed iyo dhinacyada siyaasadda inay uga faa’iideysan qaab siyaasadeed shilkii askari ka tirsan…
Banaanbax looga soo horjeedo ciidamada AMISOM iyo falalka dilka ah ee ciidamadaasi u geystaan dadka rayidka ah ayaa maanta ka dhacay Magaalada…
Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ka mid ahaa fannaaniintaas afarta ah Booliska Somaliland ay xireen Axadii dhoweyd, maantana la sii…
Siraad Caanood Shire, waa hooyo Soomaaliyeed oo ka walwalsan in maydka wiilkeeda uu muddo bil ka badan ku xayiran yahay…
Taliska Guud ee ciidamada AMISOM ayaa caddeeyay in Askari ka tirsan Ciidamadooda uu ku toogasho ku dileen shalay Wiil 14…
Qoys Soomaaliyeed oo degan magaalada Gaalkacyo ayaa ka codsaday dowladda Sweden in la aaso wiilkooda oo ku dhintay dalkaasi, isla…
Waxaa sii kordhaya xujeyda Soomaalida ay ee ku dhintay shilkii is-buurashada ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Mina ee ku…
