Browsing: Caalamka
Waaxda Arrimaha Gudaha Dowladda Mareykanka (Homeland Security) ayaa soo saartaay war u fiican Soomaali fara badan oo Mareykanka ku nool,…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa qaaday xaaladdii degdegga ahayd ee dalkaas la galiyay kadib afgambigii dhicisoobay ee lagu sigay…
Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa amray in ciidamada Federaalka Itoobiya ee Militariga iyo Booliska la geeyo degaanada ay dagaaladu…
Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegay in ilaa 6 qof oo Soomaali ah lagu xir xiray Magaalada Qaahira ee…
Shirkadda Ethiopian Airlines ee dalka Itoobiya ayaa maanta dib u bilaabeysa duulimaadyadii ay ku tegi jirtay, iyadoo isga gooshi doonta…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa dib u sixitaan ku sameeyay hadal kasoo yeeray xilli uu shir jaraa’id la qabtay madaxweynaha Ruushka isagoo…
Hay’adaha dembi baarista Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogay gabar Ruushka u dhalatay oo 29 jir ah, taasoo lagu eedeeyay…
Kulankii madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa goor dhoweyd soo dhammaaday iyadoo ay shir jaraa’id oo wadajir ah qabteen Madaxweyne Donald…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Barack Obama aya maanta tegey Kenya, halkaasoo uu kasoo jeedo, isagoo booqasho laba maalmood ah ku…
Booliska Boqortooyada Sacuudiga ayaa xiray gabar dhallinyaro ah oo Masraxa uu ka heesayey Fannaan orod ku fuushay, isla markaana isku…
Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya markii ugu horraysay muddo ka badan 20…
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa booqashadiisi ugu horreysay ee rasmi ah ku tegay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo…
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ku eedeeyey madaxii Hay’adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu “cabsi galin iyo…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya, iyadoo muddo bilo ah uu xilkaasi bannaanaa, kadib markii…
Wararka ka imanaya magalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta xabsiga magaalada Jigjiga laga soo daayey maxaabiis…
Madaxweynaha Turkiga ayaa xilka Wasiirka Maaliyadda & Lacagta u magacabaay nin uu Soddo u yahay oo hore u ahaa wasiirka…
Dagaalkii Soomaalida Itoobiya iyo Oromada ayaa sii xumaadaya iyadoo lagu warramyo dad Soomaali ah oo lagu gowracay degaan u dhaxeeya…
Madaxweynaha dib loo doortay ee dalak Turkiga Racep Dayip Erdogan oo khudbad ka jeediyay munaasabadii caleemo saarkiisa oo goor dhoweyd…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Turkiga magaalada Ankara.
Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis buuxa ku kala saxiixday magaalada Asmara, iyadoo si rasmi ah loo soo celiyay xiriirkii…
