Browsing: Caalamka
Saraakisha Sirdoonka Ciidamada Kenya ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay u dhigeen qorshe halis ah oo Sirdoonka.
Dowladda Soomaaliya ayaa canbaareysay Gantaalkii ay kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ku rideen magaalada Riyaad ee Boqortoyada Sacuudiga.
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhoweyd si aqbaliyad ah ugu codeeyay Qaraar lagu diidan yahay go’aankii madaxweynaha Mareykanka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa digniin yaab leh u jeediyay dalalka ka hor yimaada go’aankii uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul ugu jawaabay war uu faafiyay Wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Abdullah bin Zayed Al Nahyan…
Ciidamada ammaanka Israa`iil ayaa xiray gabar u dhalatay Falastiin oo laga duubay muuqaal ay ku handadeyso ciidamo Israa’iiliyiin ah xilli…
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelleayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Turkiga.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Gantaal nooca blastic-ada ah oo Xuuthiyiinta Yeman ay maanta ku rideen magaalada Riyaad ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal Blastic ah ku weerarreen caasimadda Sacuudiga ee magaalada…
Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa noqday ninka magaciisa la qariyay ee iibsaday guriga ugu qaalisan dunida ee…
Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ u gudbisay jawaabteedii Dacwaddii Muranka Badda ee kala dhaxeysay Somalia.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah “lagu laayay xero boolis…
Dowladda Masar ayaa Golaha Ammaanka Q/Midoobay u gudbiyey Qaraar qabyo ah oo ku saabsan xaaladda magaalada barakeysan ee Qudus.
Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad maxaabiis…
fanaanka Soomaaliyeed ee da’ada ah Maxamed Axmed Qoomaal ayaa maxkamad ku taal dalka Ingiriiska waxa ay ku heshay dambi ah…
Falastiiniyiinta ku nool marinka Gaza ee ay go’doominta ku heyso Yuhuudda ayaa aas u sameeyay nin soo jiitay qalbiyada dadka…
Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in Soomaaliya ay ugu danbeyn leedahay madaxweyne u qalma in la taageero.
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad badan oo Soomaali ah ay laayeen Oromada kadib markii uu dib …
Booliska dalka Holland ayaa toogtay nin Mindi ku hubeysnaa oo halis geliyay dad ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Amsterdam ee…
Mareykanka ayaa dowladda Iiraan ku eedeeyay inay kooxda shiicada ah ee Yeman Xuuthiyiinta ay siiyeen gantaalo uu ka mid yahay…
