Browsing: Caalamka
Booliska Faransiiska ayaan weli xaqiijin shaqsiga ka dambeeyay weerarka dhiigga badan ku daatay ee magaalada Nice lagu dilay 84 qof,
In ka badan 10 ruux ayaa lagu dilay rabshado dhex maray ciidamada Itoobiya iyo dadka Amxaarada ee dalkaasi kadib markii…
Weerar nooc cusub ah oo loo adeegsaday gaari xamuul aha ayaa dad badan ku laayay magaalada Nice ee dalka Faransiiska.…
Theresa May ayaa noqotay haweeneydii labaad ee ra’iisal wasaare ka noqota Britian kadib markii uu is casilay
Ra’iisal wasaarihii Ingiriiska David Cameron ayaa macsalaameeyay xafiiska looga taliyo UK ee Downing Street No. 10, isagoo khubadii ugu danbeysan…
Haweeneydii labaad ayaa taariikhda dalka Britian ka noqon donta Ra’iisal wasaare, kadib markii uu xilka ka dego Arbacadda Ra’iisal wasaare…
Ninkii Shiishyahanka ahaa ee toogtay 12 sarkaal oo ka tirsan magaalada Dallas ee dalka Mareykanka oo shan ka mida uu…
Shiish-yahano aan la garan ayaa dilay 5 ka tirsan Booliska Mareykanka, isla markaana dhaawacay 6 kale magaalada Dallas ee dalka…
Kooxda Daacish ee khilaafada Islaamiga oo looga bartay falal arxan darran ayaa fulisay dil nooc cusub ah oo aan hore…
Dowladda Yuhuudda ayaa ku soo biirtay dhismaha Derbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xuduud beenaadka ay la wadaagto Soomaaliya, sida…
Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaaveni ayaa khalad weyn ku dhacay xilli uu marti u ahaa Ra’iisal wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netanyahu oo…
Madaxweynaha Yuganda Yuweri Museveni ayaa si rasmi ah daaha uga rogay go’aanka uu ku gaaray inuu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya.…
Qaraxyo is-miidaamin aha ayaa caawa ka dhacay magaalada Barakeysan ee Madiina Almunawara, oo ah magaalada labaad ee muslimiinta ugu barakeysan…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay caawa in maalinta beri ee Talaadada ah ay noqon doonto maalinta soddonaad ee Bisha Ramadaan la…
Dad ku dhow 80 qof ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ah oo ka dhacay laba goob oo Ganacsi oo ku yaala…
Kooxda khilaafada Islaamiga ee Daacish oo sheegatay inay ka danbeysay weerarkii Baar ku yaala magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh ayaa faafisay…
20 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar koox dabley ah oo raacsan Daacish ku qaadeen Baar caan ah…
Howlgal lagu soo furtay dadkii lagu qafaashay Baar ku yaala magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh ayay qaadeen ciidamada gaarka ah…
Koox dabley ah ayaa weerar ku qaaday Baar ay diblomaasiyiinta tagaan kuna qaxweeyaan oo ku yaala xaafadda Gulshan ee caasimadda Bangaladesh…
Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in 11 qof oo dheeraad ah kuwaasoo lala xiriirinayo qaraxyadii ka dhacay Garoonka Ataturk ee magaalada…
