Browsing: Caalamka
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa sheegaya in dhowr qof lagu dilay rabshado ka dhacay xaafadda Balbala ee magaaladaasi…
Diyaarad ay leedahay shirkadda AIR FRANCE oo ku timid jasiirada Mauritius, kuna socotay dalka Faransiiska ayaa degdeg ah loogu dejiyay…
Hay;adaha Ammaanka dalka Kenya ayaa baahiyay magacyada iyo sawirada 11 ruux oo aad loo baadi goobayo, kuwaasoo lagu eedeeyay inay …
Aftidii laga qaaday dadka Rwanda ayaa si aqlabiyad u ogolaaday in wax laga bedelo Dastuurka dalkaas, taasoo Madaxweyne Paul Kagame…
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa xalay isku raacay qaraarkii ugu horeeyay ee ku saabsan xaaladda dalka Suuriya, kadib wadahadallo dhex…
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay Isbaheysi uu ku dhawaaqay Sacuudiga oo ka kooban dalal islaam ah oo la dagaalamaya argagixisada.…
Waraka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in ugu yaraan 24 qof ay dhaawacmeen, kadib markii…
Guddoomiyihii magaalada Cadan ee Koofurta Yemen Jacfar Sacad iyo qaar ka tirsan ilaaladiisa ayaa lagu dilay qarax ka dhashay gaari…
Fal Mindi lagu dhaawacay saddex ruux ayaa ka dhacay goob boosteejo ah oo ku taallla London ee dalka Ingiriiska, iyadoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal aan hore loo qorsheyn saaka uga anbabaxay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda…
Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka Raashiya Iyo Turkiga kadib diyaaradii dagaal ee Raashiya oo 22-kii bishan ay ciidamada Cirka Turkiga…
Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka u dhaxeeya dalalka Raashiya iyo Turkiga kadib falkii ay ciidamada Turkiga ku soo rideen diyaaradii…
Duuliyihii Ruushka ee laga soo badbaadiyay diyaaradii dagaal ee uu waday oo shalay ay soo rideen diyaaradaha dagaalka ee Turkiga…
Shilkii ciidamada cirka Turkiga ku soo rideen shalay diyaaradii dagaal ee Ruushka nooceeduna ahaa SU-24 oo xiisadii ka dhalatay weli…
Mid ka mida duuliyeyaashii diyaaradii dagaal ee Turkiga ay soo ku soo rideen xuduudka Suuriya dalkaasi la leeyahay ayaa la…
Milateriga Turkiga ayaa shaaciyay inay soo rideen diyaarad dagaal oo Raashiya leedahay oo ay sheegeen inay ku soo xadgudubtay hawada…
Dowlada Kenya ayaa ciidamo badan soo dhoobtay xuduuda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Ethiopia, kadib markii ciidamo ka tirsan booliska…
Dabley hubeysan ayaa weerar qaabkiisu la mid yahay weerarada Kooxda Alshabaab ee Soomaaliya ku qaado hoteelada magaalada Muqdisho maanta la beegsaday…
