Browsing: Caalamka
Wasiirka Afrika ugu qaabilsan Dowladda Ingiriiska oo Telefoon kula hadashay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Guddi Midowga Afrika ayaa maanta soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo uga socday magaalada Muqdisho.
Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken ayaa si buuxda u taageeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo khilaaf kala…
Ilhaan Cumar oo ka tirsan mudayaasha Koongareeska Mareykanka, kana soo jeeda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee…
Soomaalida Mareykanka ayaa si weyn uga naxay dilka Imaam caan ah oo meydkiisa xalay laga helay magaalada Ohio, Gobolka, kadib…
Dowladda Mareykabka ayaa ku baaqday in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, maamulka Puntland.
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo…
Ciidamada Tigreega ee dagaalka kula jira dowladda dhexe ayaa isaga baxaysa gobollada waqooyi ee deriska la ah, taas oo ah…
Aqalka Odayaasha ee Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay in Safiirka cusub ee Maretkabnka u soo magacaabay Soomaaliya.
Wuxuu u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerar ay koox abaabulan ku qaadeen, magaalada Istanbul
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ee Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaalka ku baxaya luuqada Sawaaxiliga oo laga duubay dagaalyahan Kenyaati oo dhintay.
Waxaa maalmahan si weyn baraha bulshada loogu hadal hayaa in dowladda Turkigu ay siisay Soomaaliya diyaaradaha Drone-ka ee aan duuliyaha…
Haweeney la rumeysan yahay inay tahay qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah ayaa loo doortay duqa magaalo ku talala dalka…
Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyey inay dib u qabsadeen magaalooyinka istiraatiijiga iyo muhiimka ah degaanka Amxaarada oo kala ah: Dessie iyo…
Madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga ayaa booqasho shaqo mar qura ku tegaya dalka Qatar, iyadoo xiriirka labada dal ee…
