Browsing: Caalamka
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaalia ayaa ka digay in xaaladda Soomaaliya ay ku socoto is mari…
oghayaha Guud wuxuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka dillaacay magaalada Muqdisho. wuxuuna ugu baaqayaa dhinacyada oo dhan inay is…
Diblomaasi Turki ah oo Safiir uga noqday Soomaaliya sanadihii 2011 ilaa 2014 Mr. Cemalettin Kani Torun ayaa beesha caalamka ugu…
Wasaaradda Arrimaha Dibada Turkiga ayaa walaac ka muujisay xaaladda ka taagan Soomaaliya ee ka dhalatay khilaafka Doorashada Soomaaliya.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan waddanna loo oggolaanin inuu xanunka Covid-19 u adeegsado inuu ku…
Dowladda Qatar ayaa baaq kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, iyadoo welwel ka muujisay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo xukuumadda Soomaaliya ugu yeertay: “DOWLAD KMG AH”.
Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay ku-dhawaaqistii 16kii Febraayo ee ahayd in Guddiga Farsamada ee matalaya Dowladda Federaalka…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa baaq wadajir ah kasoo saaray…
Mid ka mida siyaasiyiintii ugu waaweynaa ee Soomaalida Kenya ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa markii labaad ka badbaaday mooshin lagu eedeyn ahaa inuu ka danbeeyay weerarkii ay…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wadahadal khadka Telefoonka kula yeeshay Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ay ciidamada AMISOM…
Dowladda Kenya ayaa sheegatay inuu dhul uga maqan yahay Xuduudka ay la leedahay Soomaaliya, iyadoo Maxkamadda Cadaaladda Adduunke ee ICJ…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirka uu 15 Febraayo ku…
Guddoomiyihii Soomaaliga ahaa ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ C/qawi Axmed Yuusuf ayaa banneeyay xilka, kadib markii uu dhammaaday muddo…
Midowga Yurub ayaa ka digay in khilaafka Doorashada Soomaaliya ka taaan iyo heshiis la’aanta madaxda Soomaalida ay keenayso dib u…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa kulan degdeg ah ka yeelanaya qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, kadib markii ay muddo…
Qeybta Warbaahinta Alsahbaab ayaa baahisay muuqaal ku saabsan weerarkii Janaayo 2020 ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada…
Wasaarada Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay warbixinta Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD ee xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa in muddo ah kadib meel fagaare ah lagu arkay, kadib maalmo aanu kasoo muuqan…
