Browsing: Caalamka
Markabka dagaalka Mareykanka ee diyaaradaha xambaara USS Makin Island ARG/15th MEU ayaa soo gaaray Xeebaha Soomaaliya isagoo fulinaya howlgalka ciidamada…
Alshabaab ayaa War kasoo saartay dilka mas’uul ka tirsanaa Maamulka Wajeer ee Waqooyi Bari, Kenya oo degaan hoos taga Wajeer…
Booliska Kenya ayaa helay qeyb ka mida jirka guddoomiye degaan oo ka tirsan Gobolka Wajeer, Waqooyi Bari Kenya, kadib markii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta waraaqihiisa Aqoonsiga danjirenimo k agudoomay safiirka cusub ee Somaliya u fadhin…
War-saxaafadeed laga soo saaray shir madaxeedkii aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya., waxaana ka mida qodob…
Waxaa dalal badan ay soo rogeen xayiraad dhinaca duulimaadyada ah, kadib markii nooc cusub oo cudurka CoronaVirus ah oo si…
Shir madaxeedkii 38-aad ee IGAD oo aan caadi ahayn ayaa goor dhoweyd Caawa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, iyadoo xal…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan gaara kula yeeshay Magaalada Jabuuti madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hor shir…
Wararka laga heleyno dalka Kenya ayaa sheegaya maleeshiyada Alshabaab oo si weyn u hubeysan ay weerar culus ku qaadeen deegaan…
Dowladda Maraykanka ayaa Badda Soomaaliya u soo dirtay Markab weyn oo nooca diyaaradaha xambaara ah, kaasoo ka qeyb qaadan doona…
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Magaalada Muqdisho Mr. Cemalettin Kani Torun ayaa Madaxweynaha waqtiga xilkiisu sii dhammaanayo ee Maxamed…
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira falal argagixiso ku soo oogtay horjooge ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo Kenyaan ah,…
Dowladda Keny ayaa si qabow oo aan la fileyn uga jawaabay go’aankii xalay kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay xilli dambe ku dhawaaqday inay guud ahaan xiriirkii Diblomaasi u jartay dalka Kenya, iyadoo u yeeratay…
Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogay Hay’adda Farsamada Difaaca Turkiga iyo mas’uuliyiinta Hay’adaasi, taasoo ay ugu wacan tahay Gantaalaha Difaaca Cirka…
Cilad soo wajahday mareegta raadinta Internet-ka ugu weyn dunida Google ayaa sababay inay hawada ka baxaan adeegyadii raacsanaa ee Gmail,…
Madaxtooyada Somaliland ayaa war kasoo saartay kulan maanta Madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi ku dhex maray madaxweynaha Kenya Uhur Kenyatta…
Dowladda Kenya ayaa casuumaad u fidisay Madaxweynaha Somaliland oo booqasho maanta uga bilaabaneyso dalka Kenya.
Qeyba Warbaahinta Ashabaab ayaa baahisay Video cusub oo ku saabsan weerarkii dabley ka tirsan ku qaadeen Dhismaha Hotelka DusitD2 ee…
Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka ayaa diiday, kuna gacan seyrtay sharcinimada Dacwadii ugu danbeysay ee Madaxweynaha xilka kasii degaya iyo…
