Browsing: Caalamka
Warbaahinta Mareyanka ayaa hadal heysa war ku saabsan in Ilhaan Cumar oo dhowaan dib loogu doortay Aqalka Wakiillada Mareykanka oo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay dhammaatay mudaddii 3-da maalmood ahayd ee loo qabtay inay…
Madaxda Uganda iyo Kenya oo ka hor yimid dagaalka Tigray iyo Jabuuti oo taageertay dowladda Itoobiya
Madaxda dalalka Geeska Afrika ayaa aragtiyo kala duwan ka qaatay dagaalka ka socda Gobolka Tigray ee u dhaxeeya ciidamada Itoobiyoa…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee waqtigiisu sii dhammaanayo ayaa la filayaa inuu ciidamada Mareykanka kala baxo Soomaaliya iyo dalal ay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in qaab nabadeed lagu xaliyo colaadda ka taagan Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ciidammada dowladda ay qabsadeen magaalada istaraatiijiga ah ee ku taalla Koonfurta Gobolka Tigray.
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay waanwaan la sheegay inuu madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ka dhex wado madaxda Gobolka Tigreeya iyo dowladda…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in looga guuleystay doorashadii Madaxweynaha, balse ka laabtay.
Madxweynaha Gobolka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay sii wadi doonaan gantaalaha ay ku weerarrayaan Ertirea, isagoo xaqiijiyey in gantaaladii…
Wararka laga helayo caasimada dalka Eritrea ee Asmara ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ku dhaceen Gantaallo saacado kadib markii ay…
Is-maamulka Gobolka Tigreega dalka Itoobiya ayaa ku hanjabay inuu weerar ku qaadayo dalka Ertirea oo uu ku eedeeyay inu qeyb…
Wararka laga helayo Gobolka Amxaarada ayaa sheegaya in ciidamada Tigreega ay weerar Gantaallo ku qaadeen Garoomo ku yaalla magaalooyinka Bahirdar…
War haddda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden uu ku guuleystay doorashadii Gobolka Georgia…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Dr. Mulu Nega u magacaabay madaxweynaha Gobolka Tigray, kadib markii dacwad lagu soo oogay…
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku guuleystay Gobolka Arizona, isagoo sii kordhiyay codadka uu ku hoggaaminayo…
Golaha Shacabka dalka Itoobiya ayaa xasaanadii ka qaaday 39 qof oo ay ku jiraan Madaxda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in jabhadda Tigreega ee TPLF laga xoreeyay Galbeedka Tigray, kadib dagaal culus oo…
Prof. Ugur Sahin iyo xaaskiisa Dr. Özlem Türeci oo asalkoodu yahay Turkiyii heysta dhalashada Jarmalka ayaa ka dambeeyay soo saarista…
Qarax ka dhacay Magaalada Jiddah Goob uu ku sugnaa Qunsulka Faransiiska iyo Diblomaasiyiin (Sawirro)
Wararka laga helayo magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhcay Qabuuraha dadka aan muslimiinta ahayn ee…
Turkiga ayaa ku guuleystay tijaabada Kaamerooyinka haga Gantaalaha diyaradaha Dronke-ka, kuwaasoo lagu sameeyay gudaha dalkaasi.
