Browsing: Caalamka
Wararka laga helayo magaalaa London ayaa sheegaya in Taalladii Boqorkii hore ee Itoobiya Haile Selassie weerar lagu qaaday, laguna burburiyay…
Xaaladda dalka Itoobiya ayaa ka sii dareysa, kadib qalalaasaha ka dhashay dilkii fannaanka caanka ahaa ee Oromada dalkaasi Haacaaluu Hundeessaa…
Xaaladda dalka Itoobiya ayaa cakiran kadib markii qalalaase iyo bannaanbaxyo rabshado wata ay ka qarxeen dalkaasi, taasoo ka dhalatay dilkii…
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya, kadib dil xalay lo geysay fannaan caan ah oo…
Koox Dabley ah ayaa magaalada Addis ababa ee caasimadda Itoobiya ku dishay Fannaanka caanka ah ee kasoo keeda Qowmiyada Oromada…
Dowladda Iiraan ayaa soo saartay warqad ay ku weydiisanayso booliska caalamiga ah ee Interpol inay xiraan madaxweynaha dalka Maraykanka Donald…
Midowga Afrika ayaa dhex galay xiisada ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Masar ee ka dhalatay biyo-xireenka weyn ee Itoobiya…
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay safaaradda.
Doowlada Soomaaliya ayaa sheegtay maraakiib gaaryesa 112 oo laga leeyahay Iran oo si sharci darro ah uga kalluumeysta Baddaha Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Xuuthiyiinta Yeman ay weerar loo adeegsaday Gantaalo ku qaadeen caasimadda Sacuudiga ee Riyaad.
Dowladda Sacuudiga ayaa go’aan ka qaadatay Xajka sanadkan iyo sida loogu talogalay, iyadoo lagu jiro xilligan xaaladda ka dhalatay cudurka…
Hoggaamiyihii Aqbaliyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa laga xayuubiyey xilkii, kadib kulan uu guddoomiyey Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata…
Kadib fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex geesoodka ahaa ee Masar, Itoobiya iyo Suudaan, kuna saabsanaa biyo xireenka weyn ee Itoobiya…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Kenya u diray hambalyo ku saabsan inay ku guuleystay Kursiga aan joogtada…
Dowladda Kenya ayaa ku guuleystay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga Q/Midoobay ee Afrika oo ay ku tartameen dalka…
Daawo hore loo isticmaali jiray muddo dheer ayaa la ogaaday inay badbaadin karto bukaanada cudurka Covid-19 ee naftooda halista ku…
Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd shaacisay in aabaheed Nur Cumar Maxamed uu Geeriyooday.
Ra’iisal wasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa saaka ka dhoofay magaalada Jabuuti, kadib markii uu shalay ka qeybgalay shirkii wadahadalka dowladda…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, isagoo ka qeyb galaya shirka wadahadalka Somalia…
Soomaaligii ugu horeeyay ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia markii maanta xilkaasi loogu doortay Aadan Faarax Ibraahim…
