Browsing: Caalamka
Wararka laga haleyo gobolka Gaarisa ayaa sheegay in dhowr qof lagu dilay qarax Miino oo loo dhigay Gaari gargaarka degdegga…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Kenya ayaa shaacisay in 45 qof oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la karaantiilay, laguna bilaabay baaritaan lagu…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyey in laga baaray cudurka Coronavirus, isla markaana uu sugayo natiijada baaritaanka oo xalay laga…
Iyadoo uu sii faafayo cudurka Coronavirus ayaa dalka Spain wuxuu noqday dalka labaad ee Yurub uu sida weyn ugu faafayo…
Waxa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa guurka cusub ee Ilhaan Cumar haweeneyda ka mida Koongareeska Mareykanka ee asalkeedu yahaya Soomaali…
Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay tiradii ugu badneyd oo maalin qura u dhintay cudurka COVID-19 oo uu keeno Coronavirus.
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus laga helay magaalada Addis ababa.
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in lix dagaalame oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay mid kalena lagu qabtay…
Hoggaamiyaha Diiniga ee dalka Iiraan Ayatullah Ali Khomeini ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu yahay dagaal kiimiko ah oo dalkiisa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee cudurka COVID-19 ee uu…
Shiinaha ayaa markii ugu horesyay ku eedeysay Mareykanka in laga yaabo inuu ka danbeeyo viruska Coron-a ee ka dilaacay magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Brazil laga baaray cudurka Coronavirus, markii xoghayahiisa xiriirka laga helay cudurka, iyagoo…
Faahafahin dheeraad ah ayaa ka soo baxyesa weerar ay maleeshiyada Al-shabaab ku qaadeen Gaadiidka Basaska ee ka shaqeya magaalooyinka Mandheera…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa haweeney Soomali oo dhalinyarro ah u markiiinay wasiir ka noqoto xukuumadda Dowladda Federaalka Itoobiya.
Sida ay qoreen warbaahinta Mareykanka haweeneyda asalkeedu Soomaalida ah ee ka mida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ay ugu danbeyn ku…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo halkaasi kula kulmay dhiggiisa…
Wasaaradda Caafimaadka Dalka Qatar ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi maanta laga helay 238 qof oo qaba cudurka Coronavirus, iyadoo tirada…
Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa (AFIROM) Gen. Stephen Townsend ayaa sheegay in Alshabaab ay halis weyn ku yihiin Mareykanka, ayna…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wasiirkiisa Arrimaha gudaha Fred Matiang’i u diray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.
Iyadoo cudurka Coronavirus uu kusii faafayo dalal badan oo Yurub ka tirsan ayaa la shaaciyey in cudurkan ay qabto haweeneyda…
