Browsing: Caalamka
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gudddoomay abaal-marinta caalamiga ee nabadda ee Nobel, isagoo khudbad ka jeediyey munaasabad…
Shirkii 40-aad ee madaxda dalalka Iskaashiga Khaliijka ayaa goor dhoweyd oo hadda ah lagu soo gabagabeeyay magaalada Riyad ee caasimadda…
Sirdoonka Dowladda Kenya ayaa shaacisay Macalin Iskuul degaanka ah oo la sheegay inuu hoggaaminayey weerarkii Jimcihii hore ka dhacay Wajeer…
Askari Sacuudiga u dhashay oo duuliyenimo loogu tababarrayey dalka Mareykanka ayaa geystay weerar uu ku dilay saddex qof oo Mareykan…
Ciidamada Booliska Kenya ayaa shaaciyey qasaaraha weerarkii Alshabaab ku qaadeen Bas marayey degaanka Katulo iyo Wargaduud ee Wajeer ee Waqooyi…
Al-shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday Bas dadka qaada oo isaga gooshayey egaano ka tisan magaalooyinka Wajeer ee Waqooyi Bari…
Ciidamada Booliska ee Kenya ayaa maanta xabsiga u taxaabay Duqii caasimadda magaalada Nairobi, ee dalka Kenya Mike Sonko, kadib markii…
Guddiga Koongareeska Mareykanka u qaabilsan Baarista iyo Sirdoonka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ugu soo eedeeyey inuu…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa casuumaad u diray Amiirka Dalka Qatar Hamad Bin Khaliifa Althani, iyadoo uu ku casuumay…
Isbedelka ka socda dalka Itoobiya ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed ee ku guuleystay biladda Nabadda adduunka ayaa…
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaailya ee dalka Turkiga Cabdullaahi Jaamac Maxamed (Ceydiid) ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed uusan wax saameyn ah…
Shir madaxeedkii urur Goboleedka IGAD ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo dib habeyn lagu…
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Hal Shardi ku xiray inay Ciidamada Kenya ka baxaan Soomaaliya [Akhriso]
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyey xilliga ay ciidamada dalkiisa ka baxyaan Soomaaliya, kadib khudbad uu ka jeediyey xaflad ay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fadeexad kala kulmay sawir uu soo dhigay barihiisa bulshada, isagoo ika dhigaya nin xoog badan…
Wararka laga helay magaalada Washignton ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in muddo kooban oo daqiiqado ah la joojiyey howlihii ka…
Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi ayaa dib u bilowday maanta oo Jimco ah dib u billowday.
Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca difaaca iyo milateriga ah oo ay iska kaashan doonaan labada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magaca ‘Somalia’ u adeegsaday dhageysiga dacwadda lagu soo oogay ee Mooshinka la doonayo in xilka…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo mar kale kulan ka yeeshay cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya ayaa sanad kale kodhiyey xayiraadda…
Haweeneyda Jeanine Anez oo ahayd guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee dalka Bolivia ayaa sheegtay inay tahay madaxweynaha dalkaasi, kadib…
