Somali News

Cabdi Xaashi oo dhameystiray Guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi

Gudoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhameystiray maanta 8dii Xubnood ee Gudiga Degaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland).

Isagoo horena u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

Back to top button