Somali News

Cabdi Xaashi oo ka horyimid Guddiga doorashada

Guddoomiyha Golaha Qalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa sheegay  in Ra’isalwasaaruhu uusan Guddiga doorashada ku darin dadkii uu isaga qoray.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Cabdi Xaashi ayaa lagu diiday Guddiga doorashada ee uu Magacaabay Ra’isalwasaaraha Soomaaliya.

Back to top button