Somali News

Cabdi Xaashi: “waa nasiib darro in dalku doorasho aaday iyadoon heshiis lagu ahayn”

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa nasiib darro ku tilmaamay go’aanka xukuumaddu ay ku go’aamisay in dalku uu doorasho galayo.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in uu ka xunyahay in iyada oo aan lagu heshiin xitaa Guddiga doorashada ay dowladdu doorasho ku dhawaaqday.

Akhriso Qoraal ka soo baxay Aqalka sare.

No photo description available.

Back to top button