Browsing: Hiigsiga cusub
Muqdisho, 17 November 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa…
Maamulka Galmudug ayaa soo jeediyay qaab yaab leh in lagu saleeyo Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo 2016-da. Shir…
Xaflad si heer sara ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed…
Fadhigi Golaha amaanka QM ee xalay ka dhacay magaalada New York oo ahaa mid heer wasiir ah, isla markaana uu…
Madasha Wada-tashiga Qaran ee dalka, ayaa soo saaray bayaan ku aaddan tilmaamaha hab-raaca doorashada loo marayo sanadka 2016-ka, wuxuuna u…
DAAWO: Sawirro farxad ka muuqato iyo gabagabadii Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho Wadani.com
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalmood ee ugu danbeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay…
Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015 Assalamu Caleykum Wa Raxmatullahi Wa Barakaatuh Mudaneyaal iyo…
Shirka wadatashiga madaxda Soomaalida ee maanta Muqdisho uga furmay magaalada Muqdisho ayaa khudbado kala duwan ka jeediyay furitaankii shirka, waxayna…
Shirka wadatashiga hiigsiga cusub iyo hannaanka doorasho looga qaban karo dalka sanadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho,…
Madaxweynaha maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ee ka taliya degmooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel ayaa…
Xubnaha Beesha Isaaq ugu jira labada gole ee dowladda Federaalka ayaa soo saaray qoraal ka kooban 5 bog oo ay ku…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ay weheliyaan wafdi balaaran oo ka kooban golayaasha Puntland iyo ururada bulshada ayaa…
Shirkii koowaad ee Madasha Wadatashiga Qaran ayaa beri ka furmaya magaalada Muqidsho iyadoo ay maanta magaalada soo gaareen madaxda maamulada dalka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka anbabaxay magaalada…
Xogta laga helayo Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa tibaaxeysa in isbedel lagu sameeyay guddiga howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee muranka…
Shir ay soo qabanqaabisay wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya loogana hadlayo qorista qorshaha Qaranka ee 2017-2019-ka ayaa ka socda maalintii labaad magaaladaMuqdisho,…
Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Jubba C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo maanta imaanaya magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in diidmo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale si cagajiid ah ku imaanaya magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galaya…
Xubno cusub ayaa la sheegay in lagu darayo Guddiga Howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan lagu magacaabay qoraal ka soo baxay…