Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay ee lagu diiwaan gelinayo xarumaha diinta ee gudaha dalka.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ayaa faahfaahin ka bixiyeyhormarka ay gaartay xukuumadda uu hoggaamiyo intii ay…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan degaanada maamulka Puntland ayaa noqonaya wasiirkii ugu horeeyay ee xukuumadda federaalka ee booqda…
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa u dirtay Gobolka Gedo.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qorshaha u degsan sanadka cusub ee 2018 ee ay doonbeyso inay fuliso.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, xildhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa booqday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)…
Waxaa socda baaritaanka askar iyo saraakiil la sheegay inay geysteen weerarkii shalay lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka C/weli Jaamac Gorod ayaa tegay Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta ay galeen ciidamo…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Bankiga Adduunka iyo Hay’adda Qaxootiga dalka Norway ee NRC, kaasoo wax looga qabanayo abaaraha…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in ciidamadeeda ay degmada Wanlaweyn ku dileen oday caan ahaa oo ay ku sheegtay inay ka…
Wasiirka Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaciyay xilliga ay bilaaban doonaan mashaariicda…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dib u fureysa xarunta hagidda diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kadib in…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay xilliga ay ciidamada ka socda AMISOM ee degan Garoonka weyn ee…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray…
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa canbaareysay Gantaalkii ay kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ku rideen magaalada Riyaad ee Boqortoyada Sacuudiga.
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa isku raacay kulankoodii shalay in Gaadiid ay heystaan saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milateriga…
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
