Browsing: Xukuumadda
Wasiikii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim ayaa sheegtay sababtii ay isaga casishay xilka kadib markii ay maanta ku dhawaaqday…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynaha maamulka K/Galbeed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Baraawe.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay madaafiic ku rideen Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo ay goor…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay ku dhawaaqday inay xilkii iska casishay.
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu halkaasi gaaray madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay isbedel lagu sameynayo qorshaha sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiyada Qaabilsan Dastuurka ayaa heshiis la dhex dhigay kadib markii ay isku dhaceen dhowaan.
Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka codsatay in Bulshada Soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka…
Shir looga hadlayo amniga dalka ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Imaaraadka u fadhiyay C/qaadir Sheekhey Maxamed Alxaatimi ayaa diidan inuu wareejiyo xilka ay ka dalbatay Wasaaradda…
Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada ayaa go’aamiyay in dhammaan wasaaradaha xukuumaddu ay faraan shirkadaha iyo hay’adaha is-diiwaangelinaya ama cusbooneysiinaya rukhsadaha…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa faragelin ku sameeyay xiisad ka dhalatay nin oday ah oo saaka…
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ansixiyay xisaab xirka labadii sano ee xukuumadda Cumar C/rashiid 2015 iyo 2015 iyo sharci kale oo…
Shirka Baarlamaanka Federaalka ee maanta ayaa loo codeynayaa xisaabxirkii miisaaniyadda 2015/2016 oo muddo muran ka taagnaa, isla markaana lacago badan…
Wasaaradda Amniga Somaliya ayaa war ksoo saartay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho iyo tallaabooyin loo qaaday sidii loo xoojin lahaa nabadgelyada.
Afhayeenka Alshabaab ayaa si degdeg u beeniyay war kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan in 81 ka mida Alshabaab…
Shir looga hadlay qorshaha & istraatiijiyada amniga Soomaaliya oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha Amniga ee horaanta bisha December dhici doona…
Guddiga baarlamaanka u saaray arrinta sarkaalkii ONLF ee Itoobiya loo dhiigay C/kariin Sheekh Muus (Qalbi dhagax) ayaa waqti loo qabtay…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
