Browsing: Xukuumadda
Iyadoo hay’adaha amniga ee dowladda Federaalka aanay wax war ah kasoo saarin baaritaanka qarixii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka…
Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay xilalkii ka qaadeen taliyeyaasha ciidamada Nabadsugidda iyo Booliska…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan aan caadi ahayn oo degdeg isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Qarax iyo weerar lagu qaaday Hotelka Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xubno isugu jira wasiiro iyo culimaa’udiin laga soo badbaadiyay Hotelka Naasahablood 2 oo…
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada shirka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dowladda Federaalka iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta…
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowlada Federaala ee uu Madaxweynaha Soomaaliya ku baaqy in uu furmo 28-ka October ayaa dib…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Mugdisho uu ka furmo shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Dowladda Turkiga ayaa si buuxda Soomaaliya uga taageereysa arrimaha ammaanka iyo la-dagaalanka argagixisada Alshabaab, sida ay ku heshiiyeen labada dal.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan jirin mushaar ka maqan shaqaalaha dowaldda.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku maraya dalka Turkiga ayaa caawa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Rajeb Dayip…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaal rasmi ah ku jooga dalka Turkiga.
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed ayaa Qormo dheer ku qoray qeybta ra’yiga ee Wargeyska New York Times ee ugu caansan dalka…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida wasiirada ugu shaqada badan xukuumadd Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa la…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa isku shaandheyntii ugu weyneyd ku sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.
Ra’iisal wasaaraha Turkiga Binali Yıldırım ayaa soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre qasriga Çankaya…
Qaraxii weynaa ee 14-kii bishan Oktoobar ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid la siyaasadeeyay iyadoo…
