Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay xilliga ay soo bandhigeyso warbixin weerarkii Qaraxa ahaa ee 14-kii bishan kadhacay Magaalada Muqdisho.
Afhayeenkii Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqay inuu xilaka iska, isagoo sabab uga dhigay inuusan jirin horumar amni…
Dowladda Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay qasaaraha ka dhashay Qaraxii weynaa ee Sabtidii 14-ka Oktoobar ka dhacay amgaalada Muqdisho.
Gaadiidka xamuulka ah ee ka shaqeeya daabulka shixnadaha ayaa laga joojiyay inay u shaqo tagaan dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenkii Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa is casilay, laba maalmood kadib qarixii weynaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Badbaado oo isku duba rida gurmada dadka ku waxyeeloobay qarixii…
Ra’iisal wasaare Kheyre oo baajiyay safar uu ku tegi lahaa Turkiga & Guddi Badbaado oo la magacaabay
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay socdaal u qorsheysnaa inuu ku aado dalka Turkiga.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar uu kasoo saaray qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho u jeediyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa kormeer ku tegay goobta uu qaraxu ka dhacay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa qaadeysa tallaabadii ugu weyneyd ee dib u habeyn lagu sameynayo maamulka Wasaaradaha iyadoo tartan loo geli doono…
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa heshiis iskaashi kula saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Arjaniin oo uu…
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo kasoo laabtay dalka Turkiga ayaa faahfaahin…
Waxaa rajo laga qabaa in dowladda Sacuudiga ay dib u bilowdo mashaariic ay hore u balanqaaday inay maalgelin doonto.
Warar fara badan oo is khilaafsan ayaa kasoo baxay is-casilaadda Taliyaha ciidamada Xoogga dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo shalay…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si kulul u weeraray Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali…
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir degeg ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaasi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu xilkii iska caslay wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed.
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Septembar ka furmay caasimadda…
