Browsing: Xukuumadda
Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska dilka wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji iyo ninka loo heysto…
Hanti dhowrihii Guu ee Qaranka ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay ku sameyeen Golaha wasiirada oo caawa shir…
Golaha wasiirada ayaa caawa xilka ka qaaday hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Shir degdeg ah oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga dooday xaaladda ka dhalatay dilkii Wasiirkii Howlaha…
Soomaaliya iyo Ethiopia – Billow Wanaagsan
Aaska Wasiirkii howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Aas qaran ayaa maanta lagu wadaa in loo sameeyo wasiirkii wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u Dhiska marxuum Cabaas Cabdullahi…
Maamulka Jubbaland ayaa war iyo tacsi wada socda kasoo saaray dilka Wasiirkii Howlaha Guud ee dowladda Soomaaliya.
Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Sheekh Siraaji ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu soo gaabiyay socdaalkiisii dalka Itoobiya, isla markaana si degdeg ah ugu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu weeraray wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhowaan beeniyay inuu jiro khilaaf ka dhaxeeya
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xil kumeelgaara loo magacaabay.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo uu ku joojinayo in cashuur loo sameeyo hay’adaha iyo ganacsatada wax…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalkaasi.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir nooc cusub oo ku saabsan dardar gelinta…
Hanti dhowrka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa si lama filaan ah u soo saaray qoraal ku saabsan kiiska musuqmaasuqa ah…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa si kulul u beeniyay warar ay qoreen saxaafadda qaarkeed oo ku saabsan…
