Browsing: Xukuumadda
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta Salaadii Janaasada lagula tukaday Wasiirkii Dekadaha & Gaadiidka Badda Nuur Faarax Xirsi oo saakay ku geeriyooday…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumaddii xilka sii heysay Nuur Faarax Xirsi oo…
Safiir ku xigeenka cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalad Nairobi ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay dood qabsatay baraha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre aya digniin iyo hanjabaad u diray wasiirka iyo wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, kadib markii…
Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta xilkii kala Wareegay Wasiirkii hore C/raxmaan Maxamed Xuseen…
Ra’iisal Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabada xil wareejinta Wasaaradda Maaliyadda
Wasiirka Arrimaha Bani’aadanimada iyo Maaraynta masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay inay arrimaha abaaraha looga baahan yahay Soomaalida inay…
Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta bilaabaya in ay xilalka kala wareegaan wasiiradii xilka sii hayay.
Gacan-yarihii Madaxweynihii hore ee Soomaliya ee ahaa agaasimaha hab-maamuuska Madaxtooyada C/raxmaan Aadan Cusmaan (Kampala) ayaa xil looga magacaabay safaaradda Soomaaliya…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xubnaha Golaha Wasiirada cusub ku soo rogay qoddobo cusub
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017.
Waxaa soo if baxaya xog ku saabsan wax ka bedel lagu sameynayo Golaha cusub ee wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay…
Dowladda Kenya ayaa shaacisay qaabkii dib loogu soo celiyay duulimaadkii diyaaradaha ee tooska ahaa Muqdisho ilaa Nairobi.
Kadib ansixintii xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo Baarlamaanka Federaalka cod u qaaday shalay waxay neef weyn kasoo fujisay dad badan…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay la ansixiyay ayaa kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah maanta yeelanaya.
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa farriintiisii ugu horeysay u diray xildhibaanada isagoo uga mahad celiyay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan casho sharaf ah caawa ku casuumay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka cusub ee Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka dowladda Federaalka Maryan Qaasim ayaa baaqeedii ugu horeeyay u dirtay shacabka Soomaaliyeed. DHINACA…
