Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa furay OLOLAHA GUDMAD QARAN oo lagu doonayo in loogu gurmado dadka abaaraha ku…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta looga yeeray saxafiyiinta iyadoo arrintaasi lo qaatay inay tahay munaasabad lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo is dabajoog ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada…
Dowladda Federaalka ayaa shaacisay in Gaas halis ah laga isticmaalayay dalka Soomaaliya muddo 7 sanadood ah.
Iyadoo uu socdo dadaalkii ugu danbeeyay ee xulista iyo magacaabidda Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale xayiray kharashaadka laga bixiyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulamo is daba joog ah al yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka aya hor dhigay laba qodob…
Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee taageero dhaqaale siisa dowladda cusub ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in la-tashiyo dheeraad ah ay socdaan oo ku saabsan dhameystirka liiska…
Iyadoo magacaabidda golaha wasiirada uu meel xasaasi ah marayo ayaa waxaa soo shaac baxaya liisas hordhacay ah oo laga helay…
Xoghayaha guud ee Antonio Guterres ayaa socdaal lama filaan ah ku soo gaaray magaalada Muqdisho. Safarka Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan qado sharafeed ah la qaatay haweenka iyo xildhibaanada haweenka ah ee…
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaartay Yusur Aadan Abraar oo ka mida shaqsiyaadka oo hore muddo kooban u soo noqotay Guddoomiyaha Bankiga…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyaad la hadal hayo inay ka mid noqon doonaan Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa bilaabaya qorshe cusub oo uu ku soo xulayo Golaha wasiirada.
Isku shaandheyn ayaa ku bilaabatay shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya kadin markii uu xilka la wareegay Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Ololaha dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo magacaabidda Golaha wasiirada ayaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho.
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in liiskooda lagu diyaarinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay isugu…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee oomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay qorshihiisa maalmaha oo socda iyo waxyaabaha uu qaban doono.
Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo hore u soo noqday wasiirkii arrimaha dibadda dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya, haddana ka tirsan…
