Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysay u eedeyn uga uga timid siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sheegay inay soo abaabushay hadal uu…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.
Guddoonka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga ay baarlamaanka hor imaanayaan wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo mooshinno laga keenay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa heshiis is-afgarad ah xalay ku saxiixday Akadeemiyadda loo yaqaan Folke…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mid ka mida mashaariicda ay xukuumadiisa hirgelineyso oo ah dhismaha…
QOONDAHA MIISAANIYADDA 2020-KA TIRSI 00015 HALKU-DHIGGA SANNADKAN 2020-KA “KOBCINTA AWOODDA DOWLADDA DHANKA DHAQAALAHA & AMNIGA”
Waxaa la shaaciyey magacyada Odayaasha Dhaqanka Beelaha ee saxiixayaasha Galmudug ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo la…
Wararka ka imaanyaa Magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ay dalbatay dowladda Soomaaliy ay gareen magaaladaasi si…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaaray heshiis cusub oo is-afgarad ah, kadib socdaal uu dalkaasi ku gaaray Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Mareykanka ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay ku dhaqaaqo Qodob oo muhiim u ah Doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya, kadib…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaacisay in la dardar gelinayo…
Xoghayahii joogtada ahaa ee wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii banneeyay kadib fulinta go’aan kasoo baxay Golaha Wasiirada oo…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa beenisay war ku saabsan in garoonka Muqdisho laga ceiyay, loona diiday inay dalka soo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 25-ka Novembar 2019 u magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka inuu noqdo Suleymaan Maxamed Maxamuud, waxaana uu…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo mas’uuliyiinta hoos yimaada wasaaradiisa ayaa looga yeeray inay hortagaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa maanta baaqday kulan ay Guddiga Joogtada Golaha Shacabka la yeelan lahaaWasiirka Amniga iyo Masuuliyiinta Hay’addaha Amniga, markii ay ka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay nin ka tirsan Alshabaab oo ka danbeeyay qaraxii maanta ka dhacay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in gebi ahaan la joojiyay muxaadaradii maalinta Berri oo Axad ah uu…
Waxaa mar kale baaqatay muxaarado diini ah oo la filayey inay berri ka dhacdo Garoonka Eng. Yariisow (Ex. Banaadir) ee…
