Browsing: Xukuumadda
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo wadatashi ka leh go’aankii ay ka qaadan lahaayeen faragelinta dowladda Kenya…
Dowladda Somalia ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay diyaaradaha ka imaanaya dalka Kenya ee doonaya inay tagaan magaalada Kismaayo, waxaana amarkan…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka jawaabay warbixintii Hanti…
War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Norway, ayaa lagu sheegay in Norway ay…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Maxamud Maxamud Cali ayaa soo saaray Warbixintii ugu cusleyd uguna dhammeystirneyd ee ku saabasan isticmaalka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug, oo ka kooban 13 xubnood oo ka kala socda…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad rasmi ah oo ka dhan ah Kenya u gudbisay Hay’adda Caalamiga ah ee Duulimaadka Rayidjka ee…
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay in lacag gaarayso $73 milyan oo Doolar ugu deeqayso Soomaaliya, taasoo isugu jirta gargaar iyo horumarin.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu xusay maalinta dib u midowga…
Maamulka Jubaland ayaa ku gacan seyraya qoraal kasoo baxay Waasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay qaabka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Jubbaland iyo Doorashada…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) oo dowladda Soomaaliya u xirnaam…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey inuu dacwad ka dhan ah xukuumadda…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta saxiixay lacag gaareysa 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo…
Cutub ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan la-dagaallanka Argagixisada ku qaadanaya magaalada Izmir ee dalka Turkiga, kaasoo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda…
Dowldda Itoobiya ayaa deeq waxbarasho siiday shaqaale ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoo Munaasabad lagu sagootinayay 22 dhaliyaro ah oo ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waqitigii ugu danbeeyay joojiyey inuu ka qeyb galo, soona gabagabeeyo shirkii Madasha Iskaashiga Somalia…
Waxaa lasoo saaray qodobadda ugu muhiimsan ee Wae-murtiyeedka Shirka Madasha Iskaashiga Somalia ee Muqdisho, kaasoo 1-2 Oktoobar 2019 socday, lana…
Dowladda Soomaaliya ayaa madaxda saddex maamul Goboleed ka qeyb gelisay Shirka Caalamiga ah ee Iskaashiga Soomaaliya oo maalintii labaad ka…
