Browsing: Xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa kulan gaara maanta la yeeshay Hoggaamiyaha Ahlu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kulan isugu yeeray xubnaha labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyay ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir tan…
Dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ay ka qabteen…
Dowladda Somalia iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis mashruuc lagu dhisayo Wadooyinka magaalooyinka xeebaha ku yaalla ee Muqdisho iyo…
Qoraal xalay kasoo baxay Waasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey shaacisay inay maanta fasax yihiin dhammaan…
Dowladda Somalia ayaa mar kale maanta ciidamo cusub u daad gureysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kadib markii diyaarad ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo ka tirsan AMISOM si degdeg loo geynayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo…
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa isku raacay go’aankii Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya kasoo saartay doorashada Jubbaland oo ahaa inaan la…
Qoraal kasoo baxay Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yusuf Raage ayaa si rasmi ah u magacaabay sarkaal…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Horumarinta Afrika ayaa maanta kala saxiixday laba heshiis oo ku saabsan mashaariic laga fulinayo magaalooyinka…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad xil wareejin ah oo uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka dowladda Somalia ay magaaladaasi u dirtay diyaarado sida ciidamo, hub iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya oo dhowaan…
Taliyihii ciidamada xoogga dalka ee xilka laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa dhaliilay xil ka qaadista joogtada…
Dowlada Somalia ay war ay soo saartay ku cambaareysay weerarkii ciidamada Kenya Jimcihii ku qaadeen xarun ay leedahay shirkadd Isgaarsiin…
Dowladda Somalia ayaa ku gacan seyrtay martiqaad uga yimid Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo ku saabsanaa warbixin ay…
