Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye kadib xaflad maanta ka dhacday xarunta Wasaraaddaasi ee magaalada Muqdisho.
Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hor timid Guddi ay magacawday xukuumadda Soomaaliya oo qaabilsan arrimaha xajka, kaasoo dhowaan ay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hoggaamiya qeyb ka mida dhinacyada isku haya Galmudug ayaa xalay kulan gaara la…
Iyadoo magaalad Garowe ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedayda Dalka ayaa waxaa waxaa kulan gaara yeeshay…
Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa rasaas ku kala eryay ehelada Askartii ka dhintay ciidamada Xoogga Dalka oo bannaanbax ka dhigayay wadooyinka…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta meel mariyay laba ka mida sharciyada ugu muhiimsan ee laga…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo ka socda xarunta Madaxtooyada ayaa lagu ansixiyey Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo…
Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa 30-kii Aprril intii aan loo magacaabin xilka csub ee wasiirka Warfaafinta…
Enjineer Abdullahi Ali Hassan ayaa maanta si rasmi ah loogu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg Wasiir ugu magacaabay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, kadib markii uu…
Wasiirkii Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey Golaha Wasiirada xukuuamdda…
Wasaaradad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa maalinta Shaqaalaha Adduunka darteed fasaxday Dhamaan Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Soomaaliya.
Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Qaranka Cismaan C/llaahi Guure (Abwaan Guurre) ayaa ka hadlay xil ka qaadis degdeg oo maanta looga…
Ra’iisal Wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir isugu yeray Taliska Ciidamada Xoogga Dalka iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga oo ay…
War kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhoweyd xilkii looga qaaday Maareeyihii Hore Abwaan Cusmaan…
Mida ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegtay war ku saabsan in Madaxweynaha Soomaaliya uu aqbalay in la bedelo Ra’iisal…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad ayaa ku sugan dalka Qatar, iyadoo uu halkaasi kulan kula yeeshay…
Waxaa maanta baaqday shir degdeg oo Golaha wasiirada uu isugu yeeray Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo aan wax sabab…
Shir aan caadi ahayn oo degdeg ah ayaa maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan…
Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen dowladaha Soomaaliya iyo Norway laga soo saaray War saxaafadeed oo algu sheegay in labada…
