Browsing: Xukuumadda
Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho uu ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiir cusub oo bedelaya wasiirkii Howlaha Guud…
Dowladda Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay raaligelin iyo magdhow siiso C/kariin Muuse Qalbi dhagax oo ay ui gacan gelisay dowladda…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto eedeysane Muqtaar Mahad Daa’uud (Wasiir ku xigeenkii Arrimaha dibadda Soomaaliya), kaasi…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Amar Dambe) ayaa oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa beeniyay inuu xilka…
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta xukuumadda Soomaaliya C/fataax Ibrahim Geesey oo xilka iska casilay ayaa sheegay saddex sababood ku kalifay…
Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guryeynta ee xukuumadda Soomaaliya C/fataax Ibrahim Geesey ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay.
Dowladda Somaliya ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xabsigii ciidamada Nabadsugidda ee Godka Jilacow, waxaana shir jaraa’id ku qabtay xubno…
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow Cali uu yahay argagxixiso ay caddahay xaqiiqadiisa.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Amiirka Dalka Qatar Tamiim…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa farriin kulul u diray kooxaha ku kacsan madaxda dowladda Soomaaliya.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida iyo amniga maamulkaasi.
Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan…
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku kala saxiixday shan heshiis iyo Sedex is-afgarad oo khuseeya arrimha maalgashiga, ganacsiga iyo…
Dowlada Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay xarigga Muqtaar Rooboow Cali oo maanta ciidamada Itoobiya ka qabteen madaxtooyada magaalada Baydhaba,…
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya looga baahan yahay inuu noqdo dhexdhexaad, isla…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga uga qeyb galaya shirka Wasiirada Arrimaha dibadda…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhooofay dalka Qatar, iyadoo ay wehliyaan…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkad Shiinees ah oo ruqsad loo siiyey inay ka kaluumeysto Badda Soomalaiya, iyadoo la…
