Browsing: Xukuumadda
Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay baaritaanka ay faafisay xeer ilaalinta Sacuudiga ee ku saabsan dilka Saxafiga Jamal Kashoqgi ee ka…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, isagoo ka qeyb geli doona shir…
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga halday arrimo dhowr ah iyadoo uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare…
Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab culus kasoo saartay war ay faafisay mid ka mida warbaahinta Muqdisho oo ku saabsanaa…
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, taasoo lacag…
Taliyeyaasha Ciidamada oo Amarro ku soo rogay Saraakiisha Baraha Koontaroolada ee Muqdisho [Akhriso]
Taliyeyaasha ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saaray qodobbo ay sheegeen in wax looga qabanayo xaaladda amniga, kuwaasoo laguna xisaabtamayo saraakiisha…
Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan Dib-u-habeynta nidaamka Maaliyadda Dalka ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka ee dhowaan…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qaraxyadii is daba joogga ahaa ee galabta lagu qaaday Hotelka Saxafi ee…
Dowladda Soomaliya ayaa war cad kasoo saartay dhacdadii ciidamada AMISOM ku dileen afar qof oo shacab ah degaanka Suuqa Xoolaha.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la aqbali doonin dib udhac ku yimaada Doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Wasiirkii Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/sasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba uga dhawaaqay inuu iska casilay xilka wasiirnimo.
Xisaabiyaha Guud ee dowladda Somalia Faadumo Cusmaan Faarax ayaa qoraal adag ku weerartay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Somaliya, iyadoo si aan hore…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan sanadeed u qabtay xubnaha Golihiisa wasiirada, kasoo oo la sheegay in lagu…
Wasiirkii hore ee Amniga Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si kulul u beeniyey war ay baahisay NISA oo lagu sheegay…
Dowladda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya 80 milyan oo doolar, kaasoo ah mashruuc maalgelin Bankiga…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xariga laga jaray xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda oo dhismaheeda ay maalgelisay dowladda Swedan.
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shaaciyey in dowladda loo ogolaadya inay Qunsuliyado ka furato magaalooyinka Kismaayo iyo…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ansixiyeen miisaaniyadda…
Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg maanta la isugu yeeray golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
