Browsing: Xukuumadda
Wafdigii ka socday dowladda Eritrea ee booqashada ku joogay magaalada Muqdisho ayaa habeenkii labaad ku hoyday magaalada Muqdishoi, iyadoo munaasabad…
Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP ayaa kala saxiixday heshiis socon doona sanadaha 2018 ilaa 2021, kaasoo loogu tala galay…
Mas’uul ka tirsan Wasaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa loo xiray arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdamarin khilaafsan xilka xafiiskiisa,…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wasiiradiisa iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda uga digay inay ku kacaan musuqmaasuq,…
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay dil ka dhacay magaalada Muqdisho oo ciidamada amniga ay ku khaarijiyeen dhagarqabe la sheegay inuu…
Xaflad algu furayo shaqada dekadda weyn ee magaalada Muqdisho xilliga habeenkii ayaa caawa ka dhacday xarunta dekadda, iyadoo lagu dhaawaqay…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqday Golaha Dhaqaalaha Qaranka kaasoo bishii July ee la soo dhaafay lagu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo laga dhisayo magaalada Muqdisho , taasoo burbur xoog leh…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farrmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee dalka, kaddib soojeedin ka…
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay shaqo joojin lagu sameeyay ku xigeenkiisa Mukhtaar Mahad Daa’uud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay amar ku bixisay in la soo xiro wasiir…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu shaqadii ka joojiyey Wasiir ku…
Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maxamed Omar Macalin oo xilka iska casilay ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dfifaacay go’aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Sacuudiga iyo…
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraddaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa taageertay Go’aanka ay dowlada Boqortooyada Sacuudiga xiriirka ugu jartay dalka Canada iyo xiisada ka dhex taagan labadasi…
Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta dhaariyay wasiirka wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu isu dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Al shabaab oo muddo dheer ururkasi ka…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa mar kale loo magacaabay xil uu muddo dheer soo hayey balse Baarlamaankii 9-aad laga qaaday,…
