Browsing: Xukuumadda
Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Hal Milyan oo Doolar ugu deeqday Gurmadka Duufaanadii ka dhacay degaanada Somaliland.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay bandhig cajiin ah iyo ka sameeyay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay ciidamo nabadsugid dhar-cad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay kormeer ku tagay saldhigga Ballidoogle ee tababarka Ciidanka…
Wasiirka cusub ee Warfaafinta Soomaaliya Xukuumadda Somalia oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay [Sawirro]
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ee dhowaan xilka loo magacabaya Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta lagu soo dhoweeyay…
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ayaa ku dhawaaqay inay Guddi gaara u sameynayaan arrimaha Amniga iyo Xuduudaha labada dal.
Shirka toddobaadlaha e Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo lasoo hormariyey ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha Wasiirada Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatada Cadaalad darrada ee ka jirta Soomaaliya iyo dib u…
Wasiirka Waxbarashada, xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa lagu soo eedeeyay inuu iibsaday hanti qaran oo ah Iskuul caan…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa ka badbaaday qorshe ay wateen Guddiga Adeegga Bulshada ee Baarlamaanka oo ku saabsanaa…
Gudoomiyaha Midowga Afrika Musa Faki Mahamed ayaa ka digay faragelin uu sheegay inay ku hayaan dalal ajnabi ah, isagoo walaac…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib markii…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka cusub ee ka dhex oogmay Madaxda Sare ee maamulka…
Xarnta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ayaa maanta lagu dhaariyay xubnihii golaha wasiirada ee uu dhowaan magacaabay Ra’isulwasaare xasan Cali…
Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiga Gurmadka fatahaadda oo tegay magaalada Kismaayo ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubbaland…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa maanta looga yeeray Baarlamaanka Soomaaliya inuu hortago, iyadoo su’aalo laga weydiin doono…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya, socdaal aan la shaacin oo…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo Arbacadii ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiiradiisa ka mamnuucay inay xil ka qaadis ku sameeyaan xoghayeyaasha joogtada ah…
