Somali News

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle  Ali Gudlawe Hussein ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa Waxa uuna Xilkaas u Magacaabay Mudane Axmed Cusmaan Cabdulle ( Axmed Inji).

Back to top button