Somali News

Cali Khaliif Galleyr oo geeriyooday

Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galleyr ayaa maanta Ku geeriyooday Magaalada Jigjiga.

Cali Khaliif oo sidoo kale madaxweyne ka noqday maamulka Khaatuma state.

Waxaa uu Cali soo noqday Ra’isalwasaarihii ugu horreeyay ee dowladdii C/qaasim Salaad Xasan.

Waxaa uu waayadii dambe Ku siyaasad ahaa Maamulka gooni isutaagga ah ee Somaliland.

Inta badan madaxda Soomaalida ayaa ka tacsuyeysay geerida Cali Khaliif.

Back to top button