Somali News

Cali Khaliif Galleyr oo maanta la aasayo

Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Khaliif Gallayr ayaa maanta lagu wadaa in la aaso.

Qabanqaabada aas qaran oo loo sameynayo ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaawaxaa ay Diyaarad ka soo qaadeysaa Magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida waxaana lagu aasayaa Magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa Guddi Wasiirro ah u saartay aaska Madaxweynihii hore ee Khaatumo state.

Cali Khaliif ayaa Khamiistii Ku geeriyooday Magaalada Jigjiga.

Back to top button