Qormooyinka
- adamwadaniNovember 5, 2020
HADDII AAN LA HELIN “DRAINAGE SYSTEM” MUQDISHO CAASIMAD MA NOQON KARTO
Magaalada Muqdisho caasimd ma noqon karto, haddii aan si deg-deg ah looga hirgelin qasabadaha biyaha iyo saxarada qaada “drainge system”.…
Read More » - adamwadaniOctober 26, 2020
HADRAAWI MUXUU KU NOOLYAHAY?, W/Q C/Shakuur Dayib Maxamed
Dabayaaqada usbuucii Hore (21-oct-2020) ayaanu safar ugu baxnay Xarunta gobolka Togdheer ee Burco,ujeedada safarkayagu waxay isugu jiray mid Nasasho iyo…
Read More » - adamwadaniOctober 7, 2020
Qataraha ka dhalankara Qashinka & bacaha ee Baddaha Soomaali lagu soo daadiyo.
Wasaqeynta badaha waa qatar guud oo dunida ay wajaheyso taas oo leh saameyn xoog leh oo deegaanka ah. Bacaha ayaa…
Read More » - adamwadaniOctober 6, 2020
Doorasho dadban oo xor iyo xalaal ah waa la qaban karaa!.
DOORASHO DADBAN OO XAQ IYO XALAAL WAA LA QABAN KARAA Doorasho xaq iyo xalaal ah waxa loola jeedaa in doorashado…
Read More » - adamwadaniOctober 6, 2020
Qadar oo $9Milyan Ku wareejisay Fahad Yaasiin!!
Warbaahinta Caalamka ayaa si weyn u hadal heysa diyaarad dhaqaale farabadan sidda taas oo ay dowladda Qadar soo dirtay. Lacagtan…
Read More » - adamwadaniOctober 2, 2020
Waa maxay sababta uu Farmaajo u dedejinayo doorashada?
Dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada ayaa heshiis siyaasadeed ku Kala saxiixday magaalada Muqdisho. Heshiiskan ayaa muujinaya in doorashada Baarlamaanka…
Read More » - nuradin123September 4, 2020
3 kamida 30 sababood, oo Soomaaliya ay ugu baahantahay hoggaaminta Xasan Cali Khayre.
Soomaalida oo aan u dhibirsanayn akhriska, ayaa anigana iga dhigaysa mid qalinkiisu culays dareemayo, maadaama aad caajisaysaan, haddii aan qormadayada…
Read More » - Wadani MediaJune 16, 2019
YEY U DARANTAHAY; SOMAALIYA OO KA MID NOQOTA DALALKA OPEC EE DHOOFIYA SHIDAALKA?
MUQDISHO (WADANI)- Bishii Maarso ee sanadkaan 2019 ayey Somaaliya soo bandhigtay shidaal laga helay Badweynta Hindiya ee u dhaxeysa Kismaayo…
Read More » - Wadani MediaDecember 24, 2018
Kutladda Badbaado ee Xisbiyada Xamar & Xamar-daye oo ku khafiiftay Madaxweyne Farmaajo!
Siyaasiyiinta Somaalida waxaa ku adag aqoonsiga iyo qirashada in laga adkaaday ama ay ku guul-daraysteen xilka loo dhiibay.
Read More » - Wadani MediaDecember 2, 2018
YAA LA AAMINAA: Culimada iyo Siyaasiyiinta..? (Yaabka-Yaabkiisa iyo Yaab kasii darran- Qormo)
Jaha-wareerka iyo Yaabka dhacdooyinka Somaaliya adigoo la yaaban ayey mid kasii yaab badan ku halmaansiinee tii hore, kuna gaarsiinee; Tagto…
Read More »