Xulashada
-
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhagax dhigay dhismaha Isbitaalka Xudur iyo Guriga martida
XUDUR (WADANI)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ka…
Read More » -
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Beydhabo kula kulmay Safiirrada & Wakiilada Beesha Caalamka u fadhiya Muqdisho
BAYDHABO Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira…
Read More » -
Ra’iisul wasaare Khayre oo booqday ciidamo loo diyaarinaayo howl-gallada lagu baacsanayo argagaxisada
WADANI (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto,…
Read More » -
Saraakiisha qaybta 21-aad ee CXD oo ka hadlay Xoreynta Deegaannada ay Argagaxisadu ku sugantahay
MUQDISHO (WADANI)- Kulan uu Taliyaha qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga, Cabdicasiis Cabdulaahi cabdi “Qooje” uu maanta la qaatay saraakiisha ka…
Read More » -
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Netherlands xiriirka iyo iskaashiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay ku qaabilay Magaalada Muqdisho Safiirka Netherlands ee Jamhuuriyadda Federaalka…
Read More » -
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Baaqay In Wadajir Looga Qeyb Qaato Dib-u-dhiska Galmudug iyo Ka Xoreynta Argagaxisada
Dhuusamareeb (Wadani)- Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay…
Read More » -
Golaha shacabka oo Akhrinta labaad marsiiyay labo sharci oo muhiim ah
MUQDISHO (WADANI)- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala…
Read More » -
Duqa Muqdisho oo furay tartanka Kubadda Gacanta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir
MUQDISHO (WADANI)- Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane; Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng; Yariisoow), ayaa Shalay Galab Garoonka Wiish ee Degmada…
Read More » -
IGAD oo bogaadisay heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Ahlu-Sunna
MUQDISHO (WADANI)- Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Mr.Maxbuub ayaa sheegay in IGAD ay boggaadineyso heshiiska ay magaalada Dhuusamareeb ku…
Read More »