Somali News

CCW: “waa was lagu qoslo shirka Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ku dhawaaqay”

Hoggaamiyaha Mucaaradka ah ee Xisbiga Wadajir C/Raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sheegay in shirka uu madaxweynaha ku dhawaaqay uusan ahayn mid uu xaq u leeyahay.

Waxaa uu wax lagu qoslo ku tilmaamay hadalka MW Farmaajo oo uu ku eedeeyay in uu qaatay amarka Mafwykanka.

“Waa arrin lagu qoslo in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday si uu isaga dalfiyo fariinta kulul ee uga timid Wasiirka Arrimaha Dibedda Maraykanka, in uu shir uusan sharciyad u haysan isugu waco rag maalmo badan Magaalada dhinac ka joogo”, ayuu yiri C/Raxmaan.

Waa shirkii 5aad oo uu Farmaajo ugu yeero mucaaradka isaga oo uusan mid ka mid and qabsoomin.

Back to top button