Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa saacado lagu xayiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii ay hor istaageen ciidamada AMISOM. Wararka laga helayo Garoonka Ade Cadde ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ilaalada garoonka ay muddo saacaddo ah xayireen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo Garoonka u tegay inuu dalka ka … Continue reading Ciidamada AMISOM oo Garoonka Muqdisho ku xayiray Guddomiyaha Aqalka Sare [Xildhibaannada oo dalbaday…]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed