Ciidamada AMISOM oo tallaabo sharaf-dhac ah kula kacay Wasiir Maryan Qaasim [Maxaa dhacay..?]

Ciidamada AMISOM ayaa maanta fal xushmad darro ah kula kacay wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed. Wasiirada ayaa la sheegay shir ku lahayd Garoonka, balse ciidamada AMISOM ay u diideen inay gasho gudaha Garoonka kana celiyay wasiirada iyo qof haweeney ah oo la socday barta Medina Gate, iyagoo ku dooday inaysan … Continue reading Ciidamada AMISOM oo tallaabo sharaf-dhac ah kula kacay Wasiir Maryan Qaasim [Maxaa dhacay..?]