Somali News

Ciidamada DF iyo Kuwa Midowga musharriixiinta oo ku dagaallamay Muqdisho

Sacadihii la soo dhaafay waxaa uu dagaal ku djexmaray xaafadaha ku hareereysay Taallada daljirka daahsoon Ciidamada Dowladda Federaalka ah iyo kuwa midowga musharrixiinta

Ciidamada kala taabacsan labada dhinac ayaa rasaastu ka dhex billaabatay markii Ciidamo dheeraad ah oo ka socda dhanka Dowladda Federaalka la dhigay isgoysyada magaalada qaarkood.

Goobahaad Ciidanka la geeyay waxaa shalay gelinkii dambe Ciidamo dhigtay nidowga musharrixiinta oo maanta u ballansan banaanbax.

Back to top button