Ciidamada Itoobiya si lama filaan ah uga baxay degaanka Halgan & Alshabaab oo la wareegtay

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay la wareegtay goor dhow degaanka Halgan. Degaanka Halgan oo magaalada Beledweyne 40 KM oo qura u jira magaalada ayaa waaberigii saaka ay ka baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaalida, iyadoo wax yar kadib ay la wareegeen maleeshiyada Alshabaab. Maleeshiyada Al-Shabaab oo boqolaal ah ayaa lagu … Continue reading Ciidamada Itoobiya si lama filaan ah uga baxay degaanka Halgan & Alshabaab oo la wareegtay